582 Views

Doorashada shan kursi oo ka billaabaneysa Gaalkacyo.

Doorashada shan kursi oo ka billaabaneysa Gaalkacyo.
____________________________________________________________________________


Axad: March 6, 2022

Doorashada kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka ayaa goordhow ka bilaaban doonto magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, iyadoo uu socdo diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada.

Guddiga maamulka doorashada Galmudug ayaa horey u sheegay in maanta oo axad ah ay qabanayaan doorashada shan kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Gaalkacyo.

Doorashada kuraasta maanta la qabanayo shalay ayey diiwaangeliyeen Guddiga Musharixiinta ku tartameysa.

Kuraastaas ayaa kala ah, HOP#013, HOP#101, HOP#001, HOP#017 iyo HOP#060.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post