855 Views

Rushka oo si bareer ah u bartilmaameedsanayo isgaarsiinta Ukraine

Rushka oo si bareer ah u bartilmaameedsanayo isgaarsiinta Ukraine
____________________________________________________________________________

Isniin: March 7, 2022

Wasaaradda Difaaca ee UK ayaa sheegtay in Ruushka uu si ula kac ah u bartilmaameedsado xarumaha isgaarsiinta ee Ukraine.

Weerar kan la mid ah oo todobaadkii hore lala beegsaday taawarka Telefishin ku yaala Kharkiv taa oo sababtay in ay hakad gasho shaqada Telefishinkaasi.

Sidoo kale taawaradda internetka Ukraine ayay saameyn soo gaartay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post