753 Views

Wasiirka caafimaadka Kenya oo shaaca ka qaaday in dadka Kenya aysan qasab ku aheyn In ay xirtaan waji-xidhka Maska

Wasiirka caafimaadka Kenya oo  shaaca ka qaaday in dadka Kenya aysan qasab ku aheyn In ay xirtaan waji-xidhka  Maska
____________________________________________________________________________


Sabti: March 12, 2022

Wasiirka caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe ayaa shaaca ka qaaday in dadka Kenyaanka ah aysan qasab ku aheyn In ay xirtaan waji-xidhka marka ay joogaan goobaha dadweynaha,balse waxaa uu sheegay in ay weli muhiim tahay in dadka ay aad isu ilaaliyaan.

Dadka Kenyaanka ah ayaa waxaa horay qasab ku aheyd inay xirtaan afxirka la isaga ilaaliyo cudurka Covid-19, xabsigana loo taxaabayay cidii la arko iyadoo an xirneyn.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post