861 Views

Madaxweynaha Ukraine oo ku booriyay reer galbeedka in ay dalkiisa gaarsiiyaan diyaarado, taangiyo iyo hubka difaaca gantaalada.

Madaxweynaha Ukraine oo  ku booriyay reer galbeedka in ay dalkiisa gaarsiiyaan diyaarado, taangiyo iyo hubka difaaca gantaalada.
____________________________________________________________________________


Axad: March 27, 2022

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku booriyay dowladaha reer galbeedka in ay dalkiisa gaarsiiyaan diyaarado, taangiyo iyo hubka difaaca gantaalada.

Mr Zelensky ayaa ka cawday in diyaaradaha Ruushka aan lagu soo ridi karin qoryaha darandooriga u dhaca.

Ra’iisul wasaaraha Slovakia, Eduard Heger, ayaa BBC-da u xaqiijiyay in dalkiisu uu diyaar u yahay inuu u diro hubkiisa difaaca gantaallada hawada ee S-300 ee Soofiyeeti uu sameeyay, haddii beddelkiisa la heli karo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post