414 Views

Wareegii labaad ee wada hadalada u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine oo lagu wadaa inuu berri ka furmo wadanka Turkiga.

Wareegii labaad ee wada hadalada u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine oo  lagu wadaa inuu  berri ka furmo wadanka Turkiga.
____________________________________________________________________________


Axad: March 27, 2022

Wareegii labaad ee wada hadalada u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa lagu wadaa in maalinta berri oo isniin ah uu ka furmo wadanka Turkiga.

David Arakhamia, oo ah Ergeyga Ukraine u qaabilsan wadahadalada ayaa xaqiijisay in wareeggii labaad wada xaajoodka ay billaabam doonaan.

“Maanta, waxaa shir Muuqaal ah isugu yimid mas’uuliyiinta wada hadalada u qaabilsan Ruushka iyo Ukraine, waxaa la go’aamiyay in wareegga xiga ee wada xaajoodka labada wafdi lagu qabto Turkiga 28-30 bishaan” Arakhamia ayaa ku soo qortay Facebook.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post