474 Views

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin MD Farmaajo ku eedeeyay farriintii ka soo baxday NISA

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin MD Farmaajo ku eedeeyay farriintii ka soo baxday NISA
____________________________________________________________________________


Talaado: April 5, 2022

Kadib markii ay qoraal ku baahisay barteyda twitter-ka Hay’adda NISA kaas oo sheegayay in ay ka war haleen xog ku aadan in Weeraro qorsheysan ay Al-Shabaab la damacsan yihiin in ay ku dilaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble taasi waxaa ka dhalatay falcelin kale duwan oo dhanka baraha bulshada ah.

Qoraalka Hay’adda NISA ay ku daabacday barteyda Twitter-ka waxaa falcelin ka sameeyay Xildhibaanno iskugu jira kuwii hore iyo kuwa dhawaan la doortay iyo Siyaasiyiin kuwaas oo ka digay in shirqool lagu dilo Ra’iisul wasaaraha XF Maxamed Xuseen Rooble.

Hoos ka akhriso falcelinta Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta:

Qoraal kasoo baxay Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sidaan u dhignaa:

HADALKA NISA:

KHATAR AAN LA YARAYSAN KARIN

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post