477 Views

Imran Khan “ Ma aqoonsan doono dowlad kale haddii la igu eryo codka kalsoonida

Imran Khan “  Ma aqoonsan doono dowlad kale haddii la igu eryo codka kalsoonida
____________________________________________________________________________

 

Sabti: April 9, 2022

Baarlamaanka dalka Pakistan ayaa maanta lagu wadaa in uu codka kalsoonida u qaado Ra’isulwasaaraha dalkaas Imran Khan , kaas oo la filayo in kalsoonida lagala noqdo xukuumadda Khan.

Balse Khan wuxuu sheegay in uusan aqoonsan doonin dowlad ay soo dhisaan mucaaradka haddii uu waayo codka kalsoonida.

Maxkamadda dastuuriga ee dalkaasi ayaa amartay in codka kalsoonida la qaado maanta kadib markii todobaadkii hore la diiday.

Imran Khan ayaa ku eedeynaya dowladda Maraykanka in ay dabada ka riixayso dowladda Maraykanka, kadib markii Imran Khan uu booqday dalka Ruushka.

Xisbiyada isbahaysiga la ah xisbiga Khan ayaa qaarkood ka baxay isbahaysiga, waxayna taageerayaan mooshinka ka dhanka ah

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post