807 Views

Warshada militariga Kyiv oo gantaallo lagu garaacay

Warshada militariga Kyiv oo gantaallo lagu garaacay
____________________________________________________________________________

Axad:: April 17, 2022

Duqeymaha Ruushka ayaa lala beegsaday warshad milatari oo ku taal caasimadda, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga Ruushka oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee TASS.

Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Igor Konashenkov, ayaa sheegay in 16 bartilmaameed lagu burburiyay gantaalo , oo ay ku jiraan qalab, bakhaaro iyo saldhigyo lagu kaydiyo hubka.

Waxa uu intaa ku daray in dukaan lagu dayactiro qalabka militariga oo ku yaala Mykolaiv, ee koonfurta Ukraine isna la weeraray.


Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post