771 Views

Shil Gaadhi oo sababay khasaaro isugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac oo ka dhacay Magalada Caynabo.

Shil Gaadhi oo sababay khasaaro isugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac oo ka dhacay Magalada Caynabo.
____________________________________________________________________________


Arbaco: May 11, 2022

Inta la xaqiijiyay Hal Askari Oo Ka Mida Ciidanka Booliska Gobolka Saraar Ayaa Saaka Ku Dhintay Shil Gaadhi,oo Ka dhacay Duleedka Bari Ee Magalada Caynabo, waxaana Sidoo kale ku dhaawacmay Askar Kale.

Askariga Dhintay Ayaa Waxa lagu Magacaabi Jiray ABDI Cali Gurey waxaana dusha kaga jiifsaday Gaadhiga uu la socday ,waxaana jiro Askari kale oo xaaladiisa cafimaad ay tahay mid liidato kaas Isla markiiba BURCO Loola Cararay.

Dhaawaca ciidamada Booliska Ayaa Lagula Tacaalaya Cisbitaalka Wayn Ee Caynabo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post