708 Views

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ciidamada faray adkeynta Amiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ciidamada faray adkeynta Amiga
____________________________________________________________________________


Khamiis: May 12, 202

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Ciidamada Ammaanka faray adkeynta Amniga, xilli Axada soo socota ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa si adag u cambaareyay qarixii maanta ka dhacay bar koontorol oo u dhow agagarka KM4 ee Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa faray ciidamada ammaanka in dedaalkooda dheeriga ah muujiyaan lagana hortago weerarada abaabulan.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa Ebbe ugu baryay intii ku waxyeelowday qaraxa inuu caafimaad deg deg ah siiyo.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post