864 Views

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo markale ku kulmay Madaxtooyada

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo markale ku kulmay Madaxtooyada
____________________________________________________________________________

Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo qabanqaabada Munaasabadda Xil-wareejinta Madaxweynaha.

Waa markii labaad oo ay kulan ku yeeshay Madaxtooyada Soomaaliya Madaxwrynaha Xafiiska jooga ee Farmaajo iyo Madaxweynaha Cusub ee aan weli xilka la wareegin ee Xasan Sheekh Maxamuud.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post