Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Abu Dhabi
Khamiis: May 19, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas…