Ra’iisul wasaare Rooble oo Madaxda Howlgalka ATMIS kala hadlay Xoojinta Amniga Posted on May 19, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 19, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo…Read more »
MD Xasan Shiikh oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya Posted on May 19, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 19, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay qaar kamid ah Safiirada Caalamka oo uu kamid yahay Wakiilka…Read more »
Madaxweyne Xasan Shiikh “Isbadal ayaan ku samaynayaa Hay’addaha Amniga Posted on May 19, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 19, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisa boqolka maalin ee ugu horreeya ay xoogga saari doonto wax ka…Read more »
Koox hubeysan oo tobanaan ruux ka afduubatay Nigeria Posted on May 19, 2022 by QOL Contributor | Khamiis: May 19, 2022 Dabley hubeysan ayaa tobaneeyo qof oo rakaab ah ka afduubtay waddada isku xirta caasimadda Nigeria ee Abuja iyo magaalada waqooyiga…Read more »