720 Views

Xaalada abaarta Soomaaliya oo laga deyrinayo

Xaalada abaarta Soomaaliya oo laga deyrinayo
____________________________________________________________________________


Axad: June 5, 2022

Khubarada cimilada iyo hay’adaha gargaarka ayaa ka dayrinaya xaaladda abaarta Soomaaliya, waxaana ay saadaalinayaan in ay arrintu gaari doonto heer macaluul ah hadii xilli roobaadka ugu dambeeya sanadkan uu baaqdo, walow aan rajo weyn laga qabin.

Waxa haddaba is weydiin leh weli dawladda Soomaaliya iyo hay’adaha kale ee gargaarku ma ka fakareen qaab kale oo habka nolosha dadka reer guuraaga ahi ay haatan ku tiirsan tahay loo bedeli karo oo loogu abuuri karo qaab nololeed oo kale.

Cabdulqaadir Maxamed Axmed oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaalida ee dersayey arrimaha abaarta Soomaaliya ayaa BBC-da uga waramay xaaladda Abaarta Soomaaliya,

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post