438 Views

Duqii hore ee Bogota Gustavo Petro ahaana dagaal yahan hore oo falaag ahaa oo noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Colombia ee ah garabka bidix

Duqii hore ee Bogota Gustavo Petro ahaana dagaal yahan hore oo falaag ahaa oo noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Colombia ee ah garabka bidix
____________________________________________________________________________

Isniin: Jun 20  2022

Duqii hore ee Bogota Gustavo Petro ahaana dagaal yahan hore oo falaag ahaa aya noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Colombia ee ah garabka bidix.

Petro oo ah haatan ah sanatar ayaa ka guuleystay talaadadii hugoomiyaha garabka midig Rodolfo Hernández.

Laakiin arrinta xiisaha leh ayaa ah in ay ololihisa qayb ka ahayd Marquez oo ah hooyo carml ah sidoo kalana ahayd adeegto guri, waxay noqon doontaa hawweneeydii ugu horey ee madow ah ee madaxweyne ku xigeen ka noqota Colombia.

Natiijada soo baxday ayaa sheegaysa in 60.5 codadka uu ku guuleystay.

Natiijadaan ayaa isbadal wayn uga dhigan wadanka oo ay tobanaan sano soo xukumayeen kooxda midigta fog ee xagjirka ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post