279 Views

Shirkad laga leeyahay Hindiya oo joojisay soo saarista sharoobada qufaca kadib markii Uzbekistan ay sheegtay inay ku dhinteen ugu yaraan 18 caruur ah.

Shirkad laga leeyahay  Hindiya oo joojisay soo saarista sharoobada qufaca kadib markii Uzbekistan ay sheegtay inay ku dhinteen ugu yaraan 18 caruur ah.
____________________________________________________________________________

Khamiis: December 29, 2022

Shirkad laga leeyahay dalka Hindiya ayaa joojisay soo saarista sharoobada qufaca kadib markii Uzbekistan ay sheegtay inay ku dhinteen ugu yaraan 18 caruur ah.

Wasaaradda caafimaadka Uzbekistan ayaa sheegtay in qayb ka mid ah sharoobada Doc-1 Max laga helay maaddo sun ah oo loo yaqaanno ethylene glycol.

Bishii October, ayay ahayd markii masuuliyiinta caafimaadka Gambia ay sheegeen in sharoobada qufaca oo lagu farsameeyay dalka Hindiya ay ku dhinteen ugu yaraan 70 caruur ah.

Office Nairoibi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post