330 Views

Isbitaalka Kenyatta:”Maya, ma iibsanno kelyaha

Isbitaalka Kenyatta:”Maya, ma iibsanno kelyaha
____________________________________________________________________________

Talaado: June 21, 2022

Cisbitaalka ugu sareeya dalka Kenya ayaa sheegay in ay kordheen tirada dadka doonaya in ay iibiyaan kelyahooda.

Qoraal uu Isbitaalka Kenyaatta soo dhigay bartooda Facebook-ga ayay ku sheegeen in waxa ugu bdaan ee ay dadka bartooda ku xiran soo weydiiyaan ay tahay qiimaha ay kilyahooda ku ibin karaan.

Isbitaalku ayaa ku taliyay, in inkasta oo xubnaha jidhka loogu deeqi karo qof u baahan, haddana lama iibin karin.

“Fadlan ogow in iibinta xubnaha jirka ay mamnuuc tahay iyo sharci darro tahay, Waad ku tabaruci kartaa laakin ma ibin kartid,” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Isbitaalka qaranka Kenya ee Kenyatta.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post