489 Views

Dacwad oogaha guud ee Kenya oo sheegay in uu talaabo qaadi doono kadib markii u arkay baaritaan ay BBC-da sameysay.

Dacwad oogaha guud ee Kenya oo sheegay in uu talaabo qaadi doono kadib markii u arkay baaritaan ay BBC-da sameysay.
____________________________________________________________________________

Talaado: June 28, 2022



Dacwad oogaha guud ee Kenya ayaa sheegay in uu “ka xishooday” baaritanka ay BBC Africa Eye sameysay ee ku saabsan tahriibinta abaabulan ee carruurta naafada ah ee laga keeno Tanzaaniya kuwaasi oo si qarsoodi ah loogu soo safriyo Kenya si ay macaash uga helaan kuwa wax tahriibiya, wuxuuna ballan qaaday in uu tallaabo qaadi doono.

“Runtii waan ceebeysannahay, mana isku dayay in aan cudur daar bixiyo, waxaan ballan qaadayaa in aan xil goni ah iska saari doono, laakiin waxa ugu wanaagsan ayaa ah in aan arrintan wada hadal ka yeelanno haddaan nahay Afrikada Bari,” ayuu yiri Noordin Haji Talaadadii.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post