543 Views

Jarmalka oo ogolaaday in uu soo celiyo taalo horay loo xaday

Jarmalka oo ogolaaday in uu soo celiyo taalo horay loo xaday
____________________________________________________________________________

Arbaco: June 29 2022

Jarmalka ayaa ogolaaday in uu soo celiyo taalo muqadas ah oo laga xaday Cameroon bilawgii qarnigii hore.

Hay’adda Prussian Cultural Heritage Foundation, oo maamusha madxafyada ku yaal caasimadda Berlin, ayaa sheegtay inay haweeneyda, oo loo yaqaan Ngonnso, ku celin doonto bulshada Nso ee waqooyi-galbeed ee Cameroon.

Taalladaas waxaa qaaday sarkaal gumeysi oo ku deeqay Matxafka Ethnological ee Berlin 1903dii.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post