549 Views

Ra’iisul Wasaarihii Hore Dalka Rooble Oo Booqday Safaaradda Soomaaliya Ee Uganda

Ra’iisul Wasaarihii Hore Dalka Rooble Oo Booqday Safaaradda Soomaaliya Ee Uganda
____________________________________________________________________________

Isniin: July 25, 2022

Ra’iisul Wasaarihii hore ee XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda.

Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa xarunta ku soo dhaweeyay Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) iyo dhammaan Diblomaasiyiinta Safaaradda.

Safiirka ayaa soo tusiyay Ra’iisul Wasaarihii hore iyo wafdiga la socday dhammaan qaybaha safaaradda ka kooban tahay iyo sida ay u shaqeyso, waxaana Mudane Rooble uu Safiirka iyo Diblomaasiyiinta kale ku bogaadiyay howlaha shaqo ee ay u hayaan bulshada SoomaaliyeedOffice Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post