Xildhibaanada golaha shacabka ee oo berri yeelanaya kulan Deg deg ah iyo la Xisaabtanka Hay’adaha amniga dalka
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa berri yeelanaya kulankoodii ugu dambeeyey ee kalfadhigaan koowaad, sida lagu shaaciyey qoraal…