Dowladda Itoobiya oo sheegtay diyaarad hub u sidday TPLF oo ka soo duushay Suudaan iney xalay soo rideen.
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay diyaarad hub u sidday fallaagada TPLF oo ka soo tallaawday xadka Suudaan iney xalay soo rideen.…