1083 Views

War deg deg ah: Ciidamo uu hoggaminayo Gen. Indha-cadde oo caawa la wareegay aagga Taallada Daljirka Daahsoon

War deg deg ah: Ciidamo uu hoggaminayo Gen. Indha-cadde oo  caawa  la wareegay aagga Taallada Daljirka Daahsoon
____________________________________________________________________________

.

Feb: 18/2/2021

Ciidamo uu hoggaminayo Gen. Indha-cadde ayaa caawa  la wareegay aagga Taallada Daljirka Daahsoon oo la filayo in maalinimada berri ah uu ka dhaco bannaanbax ballaaran oo ay hoggaaminayaan Midowga Musharixiinta.

Gen. Indhacadde ayaa sheegay in u jeedkiisu uu yahay sugidda ammaanka dadka bannaanbaxaya, waxaana intaa uu ku daray in aysan jirin cid si gaar ah ugu wakiilatay in uu la weego ammaanka Daljirka.

Waxaa uu sheegay in dalku yahay Dowlad la’aan, Madaxweyne Framaajo na uu xilku ka dhacay haddana uu kursiga Madaxweynanimo uu qalad ugu fadhiyo, isagoo intaa ku daray in Madaxweynuhu uu sifo aan sharci ahayn uu ku jooga Madaxtooyada dalka.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post