2022 Views

Ciidamada Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Iyo Rag Ka Ganacsanayay

Ciidamada Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Iyo Rag Ka Ganacsanayay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018–Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta deegaanka Gubadley ee duleedka Bari degmada Kaaraan ka soo qabteen waxayabaha Maanka dooriya iyo dad ka Ganacsanayay.

Howl gal ay iska kaashadeen Qeybta Bari ee Booliska iyo Ciidanka xoogga dalka aya lagu soo qabtay ragga ka ganacsanayey waxyaabaha Maanka dooriya iyo hal Nin oo la sheegay in uu  kufsi geystay.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa Ciidamada wax ay ku qabteen Fuustooyin ay ku jireen waxyaabaha Maanka dooriya iyo 7 Rag ah kuwaas oo lix ka mid ah ay ka Ganacsanayeen Waxyaabaha Maanka dooriya.

z3 z4 z5 z6 z7 z8 z9

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment