Maraykanka: Laba nin oo doonayey inay afduubaan guddoomiye gobol, oo dembi lagu helay
Arbaco: AUGUST 24, 2022 Xeerbeegti Maraykan ah ayaa Salaasadii dembi ku heshay laba nin oo lagu eedeeyey inay maleegeen qorshe lagu afduubayo Guddoomiyaha Gobolka…