540 Views

Maleeshiyaad wali ku dagaalamayo Deegaanka Laanta Qurac shire

Maleeshiyaad wali ku dagaalamayo Deegaanka Laanta Qurac shire
____________________________________________________________________________

Axad: AUGUST 28, 2022

Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled ayaa waxa uu saaka mar kalle Dib uga Qarxay Deegaanka Laanta Qurac shire oo Dhinaca galbeed kaga beegan Qiyaastii 10Km Qabalaha Fadhigaraadlle Ee is maamulka Dowlad Deeganka Soomaalida .

Dagaalkan ayaa waxa uu daba socdaa Dagaal Shalay Galab Halkaasi Ku dhexmaray labadaan Maleeshiyo Beleed Dagalkaas oo dhaliyay Qasaaro Kala Duwan

Maleeshiyaadka deegaankasi ku dagaalamaya Ayaa kasoo kala Jeeda Qabalaha Fadhigaraadle  iyo Degmada Shilaabo ee Dowlad Deegaanka Soomalida

Dagaalkaan ayaa waxa uu salka ku hayaa Dhul daaqsimeed iyo Deegaamayn Cusub oo mid kamida Meleeshiyaadka Dagaalamaya ay Halkaasi kawadaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post