390 Views

Boqoradda Uk Elizabeth oo ka codsatay Liz Truss inay soo dhisto dowladd maadaama shalay loo dortay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK

Boqoradda Uk Elizabeth oo ka codsatay Liz Truss inay soo dhisto dowladd maadaama shalay loo dortay  Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK
____________________________________________________________________________

 

Talaado: september 6, 2022

Liz Truss ayaa loo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Britain taas oo afjareysa labo bilood oo xaalad kala-guur ah ah kadib markii lagu khasbay Boris Johnson in uu xilka ka dego faddeexado dhowr ah dartood.

Boqoradda Elizabeth ka codsatay Liz Truss inay soo dhisto dowladd kadib markii ay kulan kula qaadatay gurigeeda ku yaalla Scotland.

Waxay xilka la wareegeysaa kadib saameynta ka dhalatay dhaqaale xumada ka taagan Ingiriiska iyo dagaalka Yurub.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post