390 Views

Qaar kamid ah siyaasiyiinta kusoo baxay xisbiga William Ruto Aadan Barre Ducaale

Qaar kamid ah siyaasiyiinta kusoo baxay xisbiga William Ruto Aadan Barre Ducaale
____________________________________________________________________________

Talaado: SEPTEMBER 6, 2022

Aadan Barre Ducaale-ayaa kursigiisii xajistay. Waxaa laga soo doortaa magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari Kenya .Waxaa kursiga doorkan kula tartamayay ilaa saddexmurashax oo kale oo uu uga adkaaday, waxay saaxib dhaw yihiin William Ruto, wuxuu ka tirsan yahay xisbiga UDA.

Xuseen Cabdi Barre-Waxaa xildhibaan laga soo doortay deegaanka Tarbaj ee hoostaga magaalada Wajeer, wuxuu kusoo galay xisbiga UDA ee madaxweyne ku xigeenka William Ruto.

Saalax Yacquub Faarax-waxaa laga soo doortay deegaan baarlamaaneedka Faafi ee ka tirsan Gaarisa, wuxuu ka tirsan tahay isbaheysiga siyaasadda ee uu hoggaamiyo William Ruto ee UDA.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post