624 Views

Dibadbax lagu dalbanayay baaritaanka dilkii Sheekh Maxamed Xasan oo ka dhacay Mareykanka magaalada Columbus ee gobolka Ohio

Dibadbax lagu dalbanayay baaritaanka dilkii Sheekh Maxamed Xasan oo ka dhacay Mareykanka magaalada Columbus ee gobolka Ohio
____________________________________________________________________________

Sabti: January 1, 2022

Boqollaad dad ah oo isugu jiray Soomaali, Muslimiin kale iyo dad aan Muslimiin ahayn ayaa magaalada Columbus ee gobolka Ohio ku qabtay dibadbax ay uga soo horjeedaan dilka Imaam Maxamed Xasan Aadan, isla markaana ay ku dalbanayaan in baaris run ah lagu sameeyo kiiskiisa.

Sheekha ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus kadib todobaad markii meydkiisa la helay.

Sidoo kale dadka diimaha kala duwan leh ee ku Nool Dalka Maraykanka  ayaa aad uga carooday Dilka Imaam Maxamed Xasan Aadan oo caan ka ahaa magaaladaas Columbus

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post