Wasiirka arrimaha dibedda XFS oo Ra’iisul wasaare Kuxigeenka Slovenia kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaare ku…