390 Views

Soomaaliya oo laga xusay maalinta aqris-qoraalka aduunka

Soomaaliya oo laga xusay maalinta aqris-qoraalka aduunka
____________________________________________________________________________

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022

Maanta ookale 8 September waxaa dunida laga xusaa Maalinta caalamiga ah ee aqriska qoraalka aduunka, wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay munaasabad maalintaas ku aadan,

\ Danjiraha Dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre, oo Ka qeyb galayay maalinta Caalamiga ee Aqris-qoraalka ayaa xusay in aqris-qoraalku saldhig u yahay horumarka qof kasta ee dhanka Waxbarshadda iyo nolasha.

Danjire Larry Andre, ayaa sidoo kale sheegay in barnaamijka Bar ama baro oo fursad siin ku dhowaad, 70,000 arday kuwaasi oo ay qeyb ka yahiin Caruurta Ku bara kacday abaaraha dalka iyo Colaadaha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post