291 Views

Ciidamo isku diyaarinaya inay duulaan ku qaadaan Ceelbuur oo dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay dhuusamareeb

Ciidamo isku diyaarinaya inay duulaan ku qaadaan Ceelbuur oo dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022

Qeybo ka mid ah Soomaaliya waxaa weli ka socda howlgal militari oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo shacab is-abaabulay ay kaga soo horjeedaan ururka Al-Shabaab.

Howlgalladaas ayaa toddobaadyadii lasoo dhaafay waxaa inta badan gobolka Hiiraan looga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab oo laga saaray deegaano ay 13 sano ku sugnaayeen.

Waxaa kaloo markii ugu horeysay ciidamadu ay isu fureen jidka isku xira Buula Burte iyo Beledweyne.

Haatanna waxaa dhaq dhaqaaq militari oo xooggan laga soo sheegayaa gobolka Galguduud oo ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda ay duulaan ku yihiin magaalada Ceel Buur.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post