Day: September 22, 2022
Guddoomiyaha G/Banaadir “Albaabkii ganacsi ee lagu xiro Amarka Al-shabaab, dib looma furi doona”
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa digniin u dirag ganacsatada qaatada Amarada Al-shabaab iyo…
Golaha Xukuumadda federaaliga ah oo ansixiyey qorshaha dabargoynta argagixisada
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaaliga ah ee maanta oo Khamiis ah ayaa waxa ka soo baxay go’aamo wax looga qabanayo…
Shirka Golaha Wasiirrada Jubaland oo looga hadlay arimaha amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha wasiirada Jubaland oo diirada lagu saarayay…
Ciidamo isku diyaarinaya inay duulaan ku qaadaan Ceelbuur oo dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay dhuusamareeb
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Qeybo ka mid ah Soomaaliya waxaa weli ka socda howlgal militari oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo shacab is-abaabulay ay kaga…
Kulan dhex maray Madaxweyne Siciid Deni iyo shir-guddoonka golaha wakiilada ee Puntland, Guddoomiye Cabdirashiid Jibriil iyo labdiisa ku-xigeen.
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Waxaa habeenkii xalay ee Arbacada Madaxtooyada Puntland ee Garoowe isugu tegay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni iyo shir-guddoonka golaha wakiilada ee…
Taliska ciidamada Puntland Security Foce oo faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Taliska ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland Security Foce ee magacooda loo soo gaabiyo (PSF) ayaa faahfaahin ka bixiyey…
Taliska AFRICOM oo sheegay in ay ciidamada Soomaaliya ka taageereen dhanka cirka
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 War saxaafadeed ka soo baxay ciidamada taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in codsi uga yimid dowladda federaalka ay qaadeen weerar…
Fannaanka Ismaaciil Aarka oo si xiiso leh uga hadlay farqiga u dhaxeeya magaciisa iyo muuqiisa
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Ismaaciil Aarka, oo ka mid ah fannaaniinta da’da yar ee Soomaalida, ayaa wareysi ay BBC-da la yeelatay ku sharraxay taariikhda fankiisa…
Howlgal uu horkacayey Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale). Oo xal.ay ka dhacay Degmada kaaraa,
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa howlgal ka sameeyey qaybo ka mid ah degmada Kaaraan ee waqooyiga…