336 Views

Madaxweynaha Belarus oo sheegay in NATO ay wado qorshe ka dhan ah dalkiisa

Madaxweynaha Belarus oo sheegay in NATO ay wado qorshe ka dhan ah dalkiisa
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 10, 2022

Madaxweynaha Belarus ayaa ku andacoonaya in Ukraine, NATO iyo waxa uu ugu yeeray “wadamo ka mid ah Yurub” ay dhamaantood qorsheynayaan inay weerar ku soo qaadaan dhulka Belarusia.

Alexander Lukashenko ayaa sheegay in uu hadda ku amrayo ciidamada dalkiisa in ay la socdaan ciidamada Ruushka si ay uga jawaabaan waxa uu ugu yeeray “khatar cad”.

Afhayeen u hadlay Midowga Yurub ayaa ka digay in cunaqabatayn cusub lagu soo rogi doono Belarus, haddii ay Ruushka siiso kaalmo dheeraad ah.

Afhayeenka, oo lagu magacaabo Peter Stano, ayaa ku tilmaamay sheegashada Mr Lukashenko ay tahay ‘wax lagu qoslo’:

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post