339 Views

Ciidamada Xoogga oo sheegay in la wareegeen tuulooyin hor leh oo ku yaalla inta u dhaxeysa Gobolada Shabeellada Hoose iyo Hiiraan.

Ciidamada Xoogga oo  sheegay in la wareegeen tuulooyin hor leh oo ku yaalla inta u dhaxeysa Gobolada Shabeellada Hoose iyo Hiiraan.
____________________________________________________________________________

Axad: NOVEMBER 6, 2022

Ciidamada Xoogga ayaa sheegay in la wareegeen tuulooyin hor leh oo ku yaalla inta u dhaxeysa Gobolada Shabeellada Hoose iyo Hiiraan.

Howlgalka ayaa waxaa ka qeyb ahaa Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Ibraahim Aadan Cali, waxaana laga sameeyay tuulooyinka Balow, Murugey, Siigoole, Moora guusha, Culo goof,CeeCiidamada Xooga dalka, Daraawishta koonfurgalbeedl hubeer, Culo bar baare, Culo biyoole, Gabaherig, Goobaale.oo dhaca xuduuda Gobolka Hiiraan.

Xubnihii ka tirsanaa Al-shabaab ee ku sugnaa deegaannada ayaa isaga baxay, markii ay soo gaareen Ciidamada Xoogga.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post