318 Views

5 qof oo ku geerioyooday qaar kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday magaalada ugu weyn Canada ee Toronto

5 qof oo ku geerioyooday qaar kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday magaalada ugu weyn Canada ee Toronto
____________________________________________________________________________

isniin: December 19, 2022

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geerioyooday qaar kalena way ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday magaalada ugu weyn Canada ee Toronto, halkaasoo nin hubaysan uu rasas ku furay dhismeyaal ku yaalla xaafad ka mid ah xaafadaha toronto oo la yiraahdo Voon.

Madaxda boolisku waxay sheegeen in ninkii dableyda ahaa uu ku dhintay rasaastii ay isaga iyo boolisku is dhaafsanayeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post