300 Views

Kulamo Muhiim ah oo Ka dhacay Joowhar

Kulamo Muhiim ah oo Ka dhacay Joowhar
____________________________________________________________________________

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macalin Cabdulle.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa sheegay inay keeneen deeq gargaar ah oo loogu talagalay in looga faaideeyo 666 qoys oo ay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ay u qorsheyn doonto dadka liita ee u baahan caawinta.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post