Magaalada Muqdisho oo lagu dilay nin darawal ka ahaa mooto Bajaaj uu ugu xamaali jiray qoyskiisa ka dib markii uu rasaas ku furay askari Boolis ah
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Waxaa Magaalada Muqdisho lagu dilay saacado yar ka hor nin darawal ka ahaa mooto Bajaaj uu ugu xamaali jiray qoyskiisa…