234 Views

Kumannaan qof oo safri lahaa oo ku xayiran garoomada diyaaradaha Mareykanka sababo la xiriira cimilada daran Qabowga

Kumannaan qof oo safri lahaa oo  ku xayiran garoomada diyaaradaha Mareykanka sababo la xiriira cimilada daran Qabowga
____________________________________________________________________________

Talaado: DECEMBER 27, 2022

Kumannaan qof oo safri lahaa ayaa ku xayiran garoomada diyaaradaha Mareykanka, iyadoo ay socdaan howlo lagu hakinayo duullimaadyo sababo la xiriira cimilada daran ee dhimashada sababtay.

Saakay in ka badan 4,600 oo duullimaadyo ah ayaa la hakiyay iyadoo 1,600 kalena dib loo dhigay.

In ka badan 60% duullimaadyada ka joojiyay waa diyaaradaha Koofur-galbeed.

Kumannaan qof ayaa iska dhex seexday garoomada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post