315 Views

Wiil dib jir ahaa oo si lama filaan ah ku noqday milyaneer taal magaalada Peranclear ee gobolka Uttarakhand ee dalka Hindiya.

Wiil dib jir ahaa oo si lama filaan ah ku noqday milyaneer taal magaalada Peranclear ee gobolka Uttarakhand ee dalka Hindiya.
____________________________________________________________________________

Arbaco: January 4, 2023

Markii Shahzeb uu gaaray da’da wax barashada, nasiib darro waxa uu ahaa mid ku nool nolol dib jirnimo ah wuxuuna ku ag wareegi jiray meel goob la siyaarto ah oo ku taal magaalada Peranclear ee gobolka Uttarakhand ee dalka Hindiya.

Balse waqtiga ayaa kasoo gubdbay waxaana ifay nasiib iyo ayaan, sidaasna Shahzeb kii il darnaa ee cundatada dadka ay keenaan goobta la siyaarto ku noolaa ayaa noqday mid dhaxla malaayiin lacag ah.

Tani waa sheeko dhab ah oo ku saabsan wiilkan yar ee lagu magacaabo Shahzeb balse waxay u egtahay sida sheekooyinka filimada oo kale.

Shazeb markuu siddeed jir ahaa, noloshiisu way wacnayd. jacayll iyo kalgacal baa ka buuxay. Wuxuu kula noolaa waalidkiisa tuulada Pandoli ee degmada Saharanpur ee gobolka UttarPradesh.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post