Xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka oo sii xoogeysanaya iyo garab istaaga Washington Dagaalka kooxda Al-Shabaab Dowladda Xasan shekh
Talaado: 31 Jannaayo 2023 Xiriirka Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka ayaa sii xoogeysanaya, siiba madaxweyne Xasan Sheekh oo xilligaan helaya taageerada iyo garab istaaga Washington…