393 Views

Isbedelka cimilada oo noqday arrin si weyn looga dareemay meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan gobolka Geeska Afrika

Isbedelka cimilada oo noqday arrin si weyn looga dareemay meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan gobolka Geeska Afrika
____________________________________________________________________________

Talaado: 31 Jannaayo 2023

Isbedelka cimilada ayaa noqday arrin si weyn looga dareemay meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan gobolka Geeska Afrika, halkaas oo ay ka dhaceen abaaro aan hore loo arag oo sahayday dad iyo duunyoba.

Arrintaas ayaa keentay in marar kala duwan uu loollan dhex maro duurjoogta oo raadinaysa waxay cunto iyo dadka beeralayda ah oo ilaashanaya beerohooda.

Masuuliyiinta wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada ee Somaliland ayaa kormeer ku soo maray dhulalka baadiyaha ah iyo beeralayda, iyaga oo u kuurgelayey saamaynta isbedelka cimilada iyo weliba xaaladda duurjoogta ku dhaqan deegaanadaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post