279 Views

Dalka Chad oo safaarad ka furanaya Israa’iil kadib markii ay dhawaan ka dib markii ay labada dal dib u soo cusboonaysiiyeen xiriirkooda diblomaasiyadeed

Dalka Chad oo  safaarad ka furanaya Israa’iil kadib markii ay dhawaan ka dib markii ay labada dal dib u soo cusboonaysiiyeen xiriirkooda diblomaasiyadeed
____________________________________________________________________________

Khamiis: 2/1/2023

Dalka Chad ayaa Khamiista safaarad ka furanaya Israa’iil kadib markii ay dhawaan ka dib markii ay labada dal dib u soo cusboonaysiiyeen xiriirkooda diblomaasiyadeed sanadkii 2019-ka.

Madaxweyne Mahamat Deby ayaa booqasho ku jooga Israa’iil, wuxuu maanta halkaa kula kulmay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu.Chad oo ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan ayaa xiriirka u jaray Israa’iil sanadkii 1972.

Xafiiska Netanyahu ayaa sheegay in labada hoggaamiye ay si rasmi ah u furi doonaa safaaradda balse ma uusan goobta ay ku taallo safaaradda, inkasta oo dalal badan ay safaarado ku leeyihiin Tel Aviv.

“Waxaan rumeysanahay in iskaashigeena uusan xoojin doonin oo kaliya ah xiriirkeena, waxay qeyb tahay qorsheyaasha ay Israa’iil ku tageyso Afrika iyo midka Afrika ay ku imaaneyso Israa’iil, hadafkeenu waa mid waa marka ay timaaddo xaqiijinta amniga, xasiloonida iyo dhaqaalaha” bayaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil.

Office Nairobi kenya   

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post