Urur goboleedka IGAD oo war kasoo saaray xaaladda Laascaanood
Khamiis: 2/1/2023 Urur goboleedka IGAD oo ka warbixinayay xaaladda gobolka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xaaladda magaalada Laascaanood. “Xiisadda Laascaanood waxay noqotay arrin…