141 Views

Wareysi: Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntland

Wareysi: Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntland
____________________________________________________________________________

GAROOWE — Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntlanad Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa waraysigii ugu horeeyey ee ay la yeelatay VOA waxaa uu ka warbixinyey shaqooyinka u qabsomay baarlamanka mudadii yareyd ee uu xafiiska joogay.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inay wax ka qaban doonaan wixii xeerar ah ee keeni kara daldalool sharci, islamarkaana ay hirgelin doonaan dhisme xarun ee cusub ee baarlamaanku ku shaqeeyo iyo hirgelinta wanaajinta xiriirka dadweynaha iyo baarlamaanka Puntland.

Weriyaha VOA Faduma Yaasiin Jaamac ayaa ugu horreyn weydiisay guddoomiyaha wixii u qabsoomay muddadii koobnayd ee uu xilka hayey.

.

Xigasho: VOA

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post