93 Views

Maxaa laga bartay cayaarihii kusoo dhammaaday Muqdisho?

Maxaa laga bartay cayaarihii kusoo dhammaaday Muqdisho?
____________________________________________________________________________

MUQDISHO — Cayaaraha maamul goboleedyada ee shalay ku soo dhammaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa la aaminsanyahay in ay abuureen is-dhexgal bulsho iyo in dad badan oo ku mashquulsanaa siyaasadda ay kasii jeediyeen.

Dhallinyarada qaar ayaa qaba in loo baahanyahay in kor loo qaado cayaaraha maadaama ay soo jiiteen dareenka bulshada, amni ahaanna ay aragti fiican ka bixinayaan Soomaaliya.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warkaan kasoo diray Muqdisho.

.

.

Xigasho: VOA

.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post