Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay munaasabad afur ah oo loogu mahadcelinayey mudayaasha labada Aqal
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad afur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka…