Sabti: September 4, 2021
Allah ha u naxariistee waxaa dalka Canada ku geeriyootay Faadumo Maxamed Eenoow, oo hore u soo noqotay safiirka Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia.
AUN Faadumo Maxamed Eenoow ayaa ahayd haweyneydii ugu horeysay oo Soomaaliya safiir u noqota, iyadoo laga dhigay markii ugu horeysay safiirkii Soomaaliya ee dalka Austria.
Dhanka kale, Luqadaha Ingiriiska, Carabiga, Faransiiska iyo Talyaaniga ayay ku hadli jirtay AUN Faadumo Maxamed Eenoow, iyada oo u shaqeynta dowladda bilowday sideetan-meeyadii
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________