Arbaco: 25/2022
Xog ay heshay idaacadda Kulmiye ayaa sheegeysa in Guddoomiyihii hore ee Ururada Bulshada Rayidka Cabdulaahi Maxamed Shirwac uu ku xanuunsanayo magaalada Muqdisho.
Inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn nooca xanuunka haya, haddana qoyskiisa iyo ururada bulshada rayidka ayaa warinayaa in uu ku sugan yahay xaalad aad u adag.
Cabdullaahi Maxamed Shirac waxa uu ahaa guddoomiyihii gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay 2017kii isgooska Zoobe, sidoo kale waxa uu muddo ka shaqeenayay arrimaha nabadeynta Soomaaliya
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________