Muqdisho | QOL | June 05, 2017—– Madaxweynaha Maamul Goboledka Soomaaliyeed ee Puntland C/weli Maxamed cali gaas,aaya Maanta Magacaabay wasiiru wasiiro ku xigeen iyo Wasiiru dowlayaal.
Hoos Ka Akhriso Liiska Wasiirada ee la magcaabay maanta.
- Cabdiraxmaan Barkhad Warsame Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha, Dhaqanka & Isgaarsiinta
- Cabdikhadar Faarax Shaaciye Wasiirka Wasaaradda Dibu dhiska & Horumarinta
- Maxamuud Faarax Beeldaaje Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda
- Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare
- Cabdirashiid Cali Geelle – Wasiiru dowlaha Amniga
- Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir kuxigeenka Maaliyadda
- Cabdifitaax Xasan Xuseen (Waloore) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka
- Aamina Maxamed Cabdullaahi – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
- Cabdiweli Maxamed Yuusuf – Wasiir kuxigeenka Howlaha Guud, Guryeynta & Gaadiidka.
.
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________